Buuga Qolka Hurdada -

Cumar wuxuu la noolaa xaas weyn oo la odhan jiray Faadumo, waxayna ahaayeen kuwo is jecelaya. Waxaana ay ahaayeen dad fakar ah, islamarkaana haysta lacag badan.